Das Projekt IdEE wird im Rahmen der ESF-Integrationsrichtlinie Bund im Handlungsschwerpunkt Integration von Asylbewerber/-innne und Flüchtlingen (IvAF) durch das Bundesministerium für Arbeit und Soziales und den Europäischen Sozialfonds gefördert.

Menü

IdEE – Isdhexgal xirfad nololeed

Waa mid ka mid ah isku xirka-41 ivAF weyn ee dalka. Ujjeeda mashruucu waa in lagu caawiyaa dadka magangelyo doonkaa, dadka loo dulqaatay iyo qaxootigaheysta ogalaanshaha joogitaanka banii'adanimo, iyaga raadinaaya waxbarasho iyo shaqo, iyo helitaanka waxbarasho dugsiyeed. Shabakadda waxeey jirtay tan iyo 01-07-2015, waxaana maamula maamulka deegaanka Hersfeld-Rotenburg.

IdEE

mashruuca "Is dhexgal xirfada nololeed " ee ku jira qaabka guud ee ESF maamulka talaabooyinka isdhexgalka waxa uu xooga saaraya xiriirka, "isdhexgalka Magangalyo doonkaa iyo Qaxootiga (IvAF), Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Federaalka, iyo Deeqda Bulshada ee Yurub.

 

Maxaan qabanaa?

  • Ujjeedada IvAF waa ineey caawiyaan magangalyo doonka, dadka la qaabilay ee haysta ogalaanshaha joogitaanka bani'aadamnimada, iyo qaxootiga shaqada heysta, tababar ama deeq waxbarasheed.
     
  • Latalinta iyo taageerida kasoo qeeybgalayaasha mashruuca dhamaadkiisa iyo kadib isdhexgalka, siinta shaqo iyo waxbarasho.
     
  • Lashaqeeynta masuulka goobaha shaqooyinka iyo hayadasha shaqaalaysiintaa, si loo hubiyo ineey helaan qalabka horumarinta ee SGB II iyo SGB III.
     
  • La talinta shaqaaleeyaha ku saabsan hannaanka lagu helo ogolaanshaha shaqada iyo helitaanka suuqa shaqaalaysiinta.
     
  • Ka diiwaangalinta maadooyinka xirfada luuqada Jarmalka.
     
  • Waxbarashada goobaha shaqada iyo Hay'adaha Shaqada ee Hessan, oo ay qusayso , "Helitaana suuqa shaqada iyo macaquulka horumarinta SGB II and SGBIII, ee magangalyo doonka, dadka la qaabilay ogolaanshaha joogitaanka bini'aadamnimo iyo Qaxootiga"
     

 

Waa kuwee xulafaddeena mashaariicda ka qeybta ah?


Maamulka degamada Hersfeld-Rotenburg

Werra-Meißner-Kreis

Maamulka degmada Fulda

Golaha qaxootiga ee Hessan

VIA

Rhöntourism iyo Addeega Inc, Maamulka degmada Fulda

Grümel Inc.

AWO Werra-Meißner
Waxaan kaloo la shaqeeynaa kuwo badan, howlgalayaasha iskaashiga, shirkadaha hganacsiga iyo mutadawiciin gobelkeenaa.

Mehr Informationen zu unseren Förderern finden Sie hier: